Farshaxanka Amin Caamir ayaa ku muujiyay farshaxankiisa sida foosha xun ee loola dagaalamay wariye Cag-madhige ka dib markii uu soo diyaariyay barnaamiji looga hadlayo guryaha ama hantida dadka ee xoogga lagu haysto ee magaalada Muqdisho, taasoo uu wariye Cag-madhige ku muteystay in lagu caayo.