Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Dhamaan Wasiiradan iyo Salaadiintani Waxay Hambalyo U Dirayaan Axmed Yuusuf Idiris Iyo Amaal Cumar Aw Cabdi Oo Meherkoodu Ku Qabsoomay Hargeysa

aroos1
Dhamaan Wasiiradan iyo Salaadiintani Waxay Hambalyo U Dirayaan Axmed Yuusuf Idiris Iyo Amaal Cumar Aw Cabdi Oo Meherkoodu Ku Qabsoomay Hargeysa
aroos2

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi
Wasiirka Cadaalada Somaliland Xuseen Axmed Caydiid
Wasiirkii hore ee Wasaarada Duulista hawada Somaliland Cali Maxamed Warancade
Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyi jirey dalka Chine Prof. Axmed
Suldaaka guud ee Arabweyne Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax
Suldaan Barre Xaaji Xuseen
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac)
Yaasin Cismaan Idiris
Gudoomiyaha hanta dhawrka guud ee Xisbiga WADDANI Xasan Xuseen Codyare
Guddoomiye kuxigeenka Jaamacada Hargeysa Dr. Diiriye Ismaaciil Irig
Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga WADDANI Shiine Xaaji Muxumed idiris
Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-janaale)
Khadar Cabdilaahi Maxamed
Cabdicasiis Khadar Diiriye
Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Nomadnet)
Cabdikariin Cusmaan Ciise Cawaale
Mustafe Cabdi Cilmi (Qalbi)
Fu’aad Xasan Cabdilaahi (Jiiro)
Axmed Shiine
Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo u dirayaan:

Axmed Yuusuf Idiris
Iyo
Amaal Cumar Aw Cabdi
Oo Meherkoodu maanta oo ay taariikhdu tahay 9/4/2013 ku qabsoomay Huteelka Ambassador ee Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda reerkii isku waara ee aqal-galkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo, annagu waxaanu leenahay.
Aamiin………………………….Aamiin……………………………………………Aamiin

aroos4

aroos3




Leave a Reply