INAALILAAHI WA INAA LILAAHI RAAJICUUN
Guddomiyaha haweenka ee Xisbiga Waddani ee Canada Waxaay tacsi u diraysaa Ehelkii , Qarabadii iyo dhamaan reer Somaliland uu ka geeriyooday Eng.Yusuf Warsame Siciid oo ku geeriyoday Dubai.
Guddomiyaha Ururka Haweenka ee Xisbiga Waddani ee Waddanka Canada Marwo Suhuur Xaaji Abiib ayaa waxaay Tacsi Tiiraanyo leh u diraysaa Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Eng.Yusuf warsame Siciid oo ku geeriyooday Isbitaal ku yaal Abu-Dubai.
Marlabaad waxaan tacsi u dirayaa Xaaskiisa,Caruurtiisa iyo Dhamaan shacabka reer Somaliland Geerida naxdinta leh ee ku timid Mayor’ka casimada Hargeisa Eng yusuf warsame Said, oo ku geeryoday magalada Abu-dubai, Alle waxaan uga baryaynaa inuu naxariisti jano ugu deeqo, ehelkiisii, asxaabtiisii, iyo dhamaan shacbiga reer somaliland samir iyo imaan ka siiyo amiiin