Gudoomiye Faysal iyo Musharax Jamaal Cali Xuseen oo TACSI u diraaya Geerida Ku Timid Marxuum Sh. Axmed Sh. Nuux Furre

Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Murashaxa Madaxwaynaha iyo Mas uuliyiinta kale ee Xisbaiga oo tacsi u diraya Geerida Ku Timid Marxuum Sh. Axmed Sh. Nuux Furre


(Salaanmedia) Wednesday, April 03, 2013
Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Murashaxa Madaxwaynaha, Murashax

 

 

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

ucid

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

 

 

Date: 03/04/2013

Ujeedo: Tacsi

 

Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Murashaxa Madaxwaynaha, Murashax Madaxwayne ku Xigeenka ee Xisbiga, Guddida Fulinta, Xubnaha G/Dhexe, G/Haweenka, G/Dhalinyarada iyo dhamaan Taageerayaasha   Xisbiga UCID waxay tacsi u dirayaan  Gudoomiye kuxigeenkii 1aad ee Golaha Guurtida Somaliland Sh. Axmed Sh. Nuux Furre  oo Subixii saaka ku geeriyooday Magaaladan Hargeisa

 

Waxaanu Eebo uga baryaynaa inuu Marxuumka ja?nadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan ummada reer Somalanadna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo, gaar ahaan Qoyskii, Ehliyadii Qaraabadii uu ka baxay marxuumku.

 

 

 

 

Aamiin                                                   Aamiin                                             Aamiin

 

 

أنا لله وأنا إليه راجعون

 

 

Agaasimaha Guud ee Xarunta Dhexe ee Xisbiga UCID

Dr, Jaamac Axmed Saalax:_________________