Waxa lagu wargalinayaa dhamaan Shacabka reer Somaliland ee Degan dalkan Ingiriiska gaar ahaan London iyo agagaarkeeda in Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland Ahna Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Ciro) uu caawa 10 habeenimo Hadii Illahay yidhaahdo uu soo gaadhi doono magaaladda London.
9/04/13 TERMINAL 5 HEATHROW AIRPORT
SAACADUNA WAA 10 FIIDNIMO Salaasa(Tuesday)
Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland Ahna G Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa dhawaanahanba safar ku joogay qaarada Yurub,Gudoomiye Cabdiraxmaan intii uu socdaalka ku maraayey qaar ka mid ah dalalka Yurub waxa uu la kulmay madax ka tirsan dalal Yurub ah iyo qaar ka mid ah Jaaliyaddaha reer Somaliland ee ku nool dalalka Norway iyo Sweden.Mudane G Cabdiraxmaan waxa la filayaa in
Waddani Media/ London