Hambalyo ku socota..Boqorka Axmed Cismaan Ducaale iyo Boqorada Xayaad Carab Xirsi

 

AROOS

Aniga oo ah Mustafe Cabdi Ciise”Shiine” iyo xaaskayga Saynab Cismaan Ducaale iyo caruurtayada , Ayaan Cabdilaahi Ducaale dhamaan qoysaskeena reer Cismaan Ducaale iyo iyo reer Cabdi Ciise Ducaale waxa ay hanbalyo iyo bogaadin hawada u marinayaan meherka Boqorka Axmed Cismaan Ducaale iyo Boqorada Xayaad Carab Xirsi oo meherkoodu uu ka dhacay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa 04/04/13.

Dhamaan dadkan iyo eheladoodu oo dalka iyo dibadiisa ku kala nooli waxa ay uga baryayaan qoyskan cusub Eebe inuu meherkooda ku gaadhsiiyo aqalgal kheyr leh oo ay ku ladhan tahay awlaad suuban bashbash iyo barwaaqo.