Jeef Caaqil Cali Cabdilahi Muuse oo maanta Burco ku geeriyooday

Dhamaan qurba jooga gobolka Togdheer oo Tacsi  u diraya , marxuun Jeef Caaqil Cali Cabdilahi Muuse , oo saka ku geer yooday  magalada Burco

 tacsi21
Waxan halakan ka Tacsi tiiranyo leh uga dirayanaa,  Marxuun Jeef Caaqil Cali Cabdilahi Muuse,
oo  saka aroornimadii ku geeryooday  maglada Burco ,,waaxanan ilahay u way diinaynaah samin iyo imaan ka siiyo  eheladiiysi iyo caruurtiisi iyo dhamaan,  umada rer Somaliland ee uu  u ahaa  madax  dhaqameed  ku suntanaa  nabad gelyada iyo  astaanta diinteena suuban ,  ilahay waxanu u way diinayana  marxuun ka in ilahay  janadii fardawsa ka warabiye  ammmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
 
 
 
by  Salebaan Ali Bille