Kulankii xalay iyo SSUK oo ku guuleysatay inay mideyso shacabka reer Somaliland UK

Kulan balaadhan oo ay soo abaabuleen SSUK ayaa xalay lagu qabtay Galbeedka Magaaladda London,ujeedada kulanka oo ku saabsanaa turxaan bixin,is wareysi iyo sidii reer Somaliland ay gacanta isu qabsan lahaayeen.

KADLE0


KADLEEYE2

KADLEE6

 

Lasoco Warkii iyo Sawiro dheeraada.

 

Xamse Axmed Salaan

Salaanmedia/London