Kulankii Xisbiga UCID ay ku yeesheen London iyo der-der galinta hawlaha Xisbiga

Kulan ay isugu yimadeen Madaxda Xisbiga UCID ayaa ka dhacay Galbeedka London,Kulankaas oo ku saabsanaa is xogwaraysi ku saabsan sidii loo der-der gelin lahaa hawlaha Xisbiga,Waxa kale oo laga wada hadlay arimaha ugu danbeeyey ee Somaliland xiligan ku sugan tahay. Waxa ugu danbeystii laga wada hadlay arimo Xisbiga u gaar ah,Waxaanu kusoo dhamaaday is afgarad.