Madaxweynaha Somaliland iyo waftigii uu hogaaminaayey oo saaka soo gaadhay London

Waftigii uu hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa saaka subaxnimadii hore kasoo degan Heathrow International Airport,

Madaxweynaha iyo waftigiisa oo mudo ku sugnaa dalka Mareykanka ayaa si aada loogu soo dhaweeyey,waxa ay kulamo la qateen madax sar-sare oo ka tirsan Mareykanka,Diblomasiyiin,ganacsato iyo sahacabka reer Somaliland ee dalka Mareykan ka degan. Waxa ay guulo kasoo hooyeen safarkooda ay ku marayaan dalka Mareykan ka iyo guud ahaanba dalalkii ay soo mareen.

Xamse A Salaan

London