Home Wararka Madaxweyne Siilanyo Oo Heshiis Kula Galay Washington DC Shirkad Kuwa Shidaalka Baadha...

Madaxweyne Siilanyo Oo Heshiis Kula Galay Washington DC Shirkad Kuwa Shidaalka Baadha Ah Oo Laga Leeyahay Dalka Norway

Madaxweyne Siilanyo Oo Heshiis Kula Galay Washington DC Shirkad Kuwa Shidaalka Baadha Ah Oo Laga Leeyahay Dalka Norway

 Madaxweyne Siilanyo oo Heshiis kula galay Washington DC shirkad kuwa shidaalka baadha ah oo laga leeyahay dalka Norway

oil rig

Washington DC-(SM)-Shirkad shidaalka iyo gaasta baadha oo magaceeda la yidhaahdo DNO Intenational oo ka diiwan gashan wadanka Norway hase yeeshee Laamo/wakiilo ku leh Wadanka Maraykanka ayaa shaacisey inay heshiis sahan iyo mid qodis shidaal la gashay Madaxweyne Siilanyo oo haatan ku sugan magaalada Washington ee dalka Maraykanka.
siilaanyo1
Shirkadan DNO ayaa siday sheegtay waxaa heshiiska dhankeeda u saxeexay Bijan Mossavar Rahmaani oo ah Gudoomiyaha shirkada DNO,halka Somaliland-na uu u saxeexay madaxweyne Siilanyo,sida ka muuqata heshiiskoodana waxaa shirkada DNO la siiyey Balooga la yidhaahdo Block Sl 18 .
Waa kan heshiiskii ee ka boggo:-
DNO International Signs Production Sharing Contract in Somaliland
DNO International ASA (DNO International), the Norwegian oil and gas company, announced today that it has entered into a Production Sharing Contract (PSC) covering Block SL18 onshore Somaliland.

The President of Somaliland, Ahmed M. Mohamoud Silanyo, and DNO International’s Executive Chairman, Bijan Mossavar-Rahmani, attended the signing ceremony in Washington, D.C. yesterday.

“This 12,000 square kilometer block adds substantial exploration acreage to DNO International’s portfolio and in an area that is both prospective and undrilled,” said Mossavar-Rahmani. He added that Somaliland falls within the Company’s geographic and geological comfort zones. “We have been active across the Gulf of Aden in Yemen since the late 1990s.”

The Company has initiated studies on Block SL18 ahead of an extensive seismic program planned for 2014.

DNO International ASA is an Oslo-listed, Middle East and North Africa focused, oil and gas company holding stakes in 18 licenses in various stages of exploration, development and production both onshore and offshore in the Kurdistan Region of Iraq, the Republic of Yemen, the Sultanate of Oman, the United Arab Emirates, the Tunisian Republic and Somaliland.

 

Xigasho Qarannews