Mareeg cusub oo kusoo biirtay saxaafadda Somalida loona bixiyey salaanmedia.com

 

 

Kulan   ka dhacay Galbeedka London oo lagu daah-furaayey mareeg cusub oo la magacbaxday..www.salaanmedia.com.kulankaas oo ay kasoo qaybgaleen qaar ka mid ah jaaliyadda reer London oo kulankaas kasoo qaybgalay waxay ahaayeen dhalinyaro qoonyahano ah degan  magaaladda London,

 

 

Lasoco warbixin kooban oo ku saabsan mareegta (Website) Salaanmedia.com

Xamse Axmed Salaan

London

xamse100@gmail.com