Kulan  ka dhacay Galbeedka London oo lagu daah-furaayey mareeg cusub oo la magacbaxday..www.salaanmedia.com.kulankaas oo ay kasoo qaybgaleen qaar ka mid ah jaaliyadda reer London oo kulankaas kasoo qaybgalay waxay ahaayeen dhalinyaro qoonyahano ah degan magaaladda London,
Â
Lasoco warbixin kooban oo ku saabsan mareegta (Website) Salaanmedia.com
Xamse Axmed Salaan
London
xamse100@gmail.com