Maxaa ka jira in muwaadiniin reer Somaliland ah ay Maxkamada Maroodi Jeex xukun ku ridey

 habiil

Waxaan salaamayaa dhamaan hawlwadeenada mareegta Salaanmedia akhristayaasheeda sharafta leh, salaan kadib waxaa farrriintayda maanta kaga hadlayaa MAXAA KAJIRA MAXKAMADA MAROODI JEEX EE KUXUKUNTAY MUWAADINIIN SOOMAALIYEED EE UDHASHAY SOAMLILAND INAY XUKUN XADHIGA KURIDAY HADAY DALAKA SOO GALAAN.

Waxaan dhamaantayo kadharagsanahay in xukuumada kulmiye ee kalitalisnimada kudhaqanta ay gacan bira kuhayso maxkamdaha iyo booliiska oo aanau midna xor u ahayn ciday xidhayaan waa noo cadahay in warqadan ay cadaynayso dalka inuu gacanta uglay inyar oo kooban oo kuciyaarta markay doonaana ciday rabaan soo xidha hadii maxkamada maroodijeex lahayo waraaq ay soo saaratay oo cadayna mawaxaan kadhagaysanaynaa marka degdega ah ee uu madaxweynuhu kasoo siiyey in labeeniyo warqadaas siaan loogu dhibin warbaahinta uk oo islamrkiiba heshay warkan oo ay beeniyeen booliisku laakiin dhaba. hadaba shacbka somaliland ayanu udaynaynaa inay gartaa qaadaan qurba jooga soamliland ee magacyadooda lagusoo qoray waxay ubadanyihiin dad kasoo horjeestay nidaamka kulmiye soamliland uxukumayo oo ah nidaamkii xukuumadii kacanka ee kalitalinimada ahaa ee macalinkii weynaa ee ragan soo abaabiyey maxamed siyaad barre dalka ku xukumijiray.

Waxaan aad ula yaabanahay qarniga 21aad iyo oo ay somaliland heerkaa marayso waxaan dhawaan soo bandhigayaa hadii alle idmo cajalad kawaramaysa fashilka haysta xukuumada somaliland oo kuguul daraysatay inay cadaalad kula dhaqanto muwaadiniinteeda somaliland kunool oo intooda badan aanya labasocinin waxa lagu kala macaashayo iyo sida xoolihii ay lahaayeen ee canshuurta ahaa laagu tagri falayo hadii shacabku ogyihiin in qof walba oo soamlilandkunool uu helilahaa xaqiisa waxaa lawaayi lahaa qof bilaa camal ah amaba gaajoonaya waayo qof walba bishii ugu yaraan waxaa soo galilahayd lacag kufilan noloshiisa hadii sicadaalada loo qaybsanlahaa xoolaha bangiyada dibada ladhiganayo ee lagasoo dhacyo dalak shacbkii lahaana ay gaajoonayaan hadii aad rabto inaad cadayn ta taas aragtana sug mudo yar oo aan kabadnayn malmo waxaanu soo bandhigayna dhaqaalaha dalaka soo agala iyo siada loo lunsado  hadii alle idmo.

Hadal iyo dhamaantii waxaan farayaa dhamaan muwadiinta somaliland kuwa dalka gudihiisa jooga iyo dibadaba hurdada kakaca ragbaa xoolihiinii millyano uguranaya idina waa kaqatantihiin ooydaan ogaynba haloo kaco xaqiina oo laxisaabtama wasiirka maaliyada meesha uu geeyo xoolah dalka wuu kawarhayaaye halaweydiiyo,gabagabdii waxaan leeyahay umada somaliland kudhaqaneey hurdada kakaca oo qaata xaqiina. wasalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu.

Habiil Cabdi Haybe

London