Mutamarkii 6aad ee islaamka oo lagu Qabanayo Dalka Holland & Ogaysiis ku Socdo Dhamaan Soomaalida(Daawo Muuqaal+Warbixin)

Mutamarkii 6aad ee islaamka oo lagu Qabanayo Dalka Holland & Ogaysiis ku Socdo Dhamaan Soomaalida(Daawo Muuqaal+Warbixin)  

 

Dhamaan waxaa la ogeysiinayaa jaaliyada Soomaalida ee kunool dalka Holland iyo nawaaxigeeda in la qaban doona Mutamarkii 6aad ee islaamka kaas oo loogu talagalay in lagu wacyi galiyo dhaamaan shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Holland iyo nawaaxigiisa, Mutamarka ayaa waxaa la qaban doonaa taariikhdu markay tahay

Taariikhda: 8 ilaa 12 May 2013
Saacaduna ay tahay : 18:00 (bacdal casar)

Waxaana lagu qaban doonaa Markazquba oo ku yaal magaalada Amsterdam gaar ahaan cinwaanka ah 

Schaafstraat 27-29
1021 KD Amsterdam
Mutamarka ayaa sanadkaan waxaa ka soo qeyb gali doona culumada kala ah

1- Dr Sh Cali Maxamad Salax (Norway)

2- Dr Farid Alkhawtani (Italy)

3- Sh Suldan Gasle (Holland)

4- Sh Maxamad Cabdi Umal (Livestream from Kenya)

5- Sh Maxamad Idiris (Saudi Arabia)

6- Sh Yusuf Axmed (Sweden)

7- Sh Cabdibasid Sha Ahmed (UK)

8- Sh Maxamad Shiine (UK)

Sidoo kale ayaad mutamarka live ugu Daawan kartaaa markazquba.org iyo Halgan.net iyo Fatxusalaam.com iyo websidada islaamiga kuwooda ugu caansan.

Wixii Faahfaahin ah kala xiriir Abu-Khadiija Tel: 31-685528748 ama Guled Wayrax Tel: 31-687187319
Â