OGEYSIIS: DHAMAAN BEESHA CIIDAGALE WEYNE EE UK

Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa Beesha Ciidagale inay kasoo qayb galaan shirweynaha beesha,
kaas oo ka dhici doona Magaalada london Wadanka  Ingiriiska.

ogeysiis1-300x190

Halkaas oo beeshu kaga tashan doonto danaha beesha guud ahaan, haday noqoto dalkan Ingiriiska,Somaliland iyo Kililka shanaad ee dawlad degaanka Somalida.

Sidii aynu uga wada shaqeeyn laheeyn horumarinta degaamada Beeshu degto,
korna loogu qaadi lahaa adeegyada Aasaasiga ah ee lagama maarmaanka ah,
sida Caafimaadka,Waxbarashada,Biyaha,Wadooyinka.

Markaa walaalayaal Rag iyo Dumarba waa in aan loo kala maqnaan shirkaas,
khaasatan waxaan aad ugu sii adkaynayaa Odayaasha,Dhalinyarada, Haweenka Beesha Dhalasho iyo dhaxdinba inaan loo kala hadhin.

Goobta uu ka dhacaayo iyo wakhtiguna hoos buu ku qoran yahay.
Malinta Axada

Tariikhdu Tahay 21/04/2013

Saacadu waa 15.00 ilaa 19.00

LAHVITA HALL
48 GORST ROAD
PARK ROYAL
NW10 6LD

ABOKOR MAXAMMED SHUKRI
GUDOOMIYAHA BEESHACIIDAGALE  EE UK

Tel:07958045250

EMAIl: abokor100@hotmail.com