Waxaanu kugu soo casuumaynaa, shir balaadhan oo ay qabanayso Hay’ada horumarka ee HAAD. Shirkan waxaa lagu lafo gurayaa sidii dhulkii hooyo ee Somaliland loo horumarin lahaa. Hay’ada HAAD waxay sanadihii lasoo dhafay mashaariic wax ku ool ah oo arimaha bulshada ah ka hirgalisay Somaliland.
GOOBTA SHIRKA
Address: Praxis Community Project
Pott Street, Bethnal Green,
London, E2 0EF
Contact
Faysal: 07540139314
Muuse: 07951544160
Mahamud: 07553407496