Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Ogeysiis..Kulanka Jaaliyadda reer Somaliland iyo Ururka SSUK

ssuk

Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) waxaa sharaf u ah inaad kala soo qeyb gasho kulan iyo casho maalinta Axada habeenka Isniintu soo galayso 7 April 2013.

Ujeedada kulankan oo ah sidii loo midayn lahaa dadaalkeena aynu ugu jirno horumarka dadkeena iyo dalkeena Somalilnd loona adkeen lahaa wadajirkeena.

Kulankan oo ay ka soo wada qeyb galayaan dhamaan wakiilada saddexda xisbi qaran Somaliland Uk, masuuliyiinta Somaliland Uk, madax dhaqmeedo, odayaal iyo wax garadba. Waxa aanu ka raali galinaynaa bulshada in kulankan loogu tala galay ugu badnaan 60 xubnood sidaas darted loo baahan yahay in cidii danaynasa in ay ka soo qeyb galosh uu la soo xidhiidho telphonada hoos ku xusan si loogu xejiyo fadhigooda….

Kulanku waxa uu si rasmi ah u bilaabmayaa 17:00 Pm  cashaduna waxa ay bilaabmaysa 18:30 waxaanu dhamaanayaa 21:00.

Madasha kulanku waa;

Egyptian house

95 Bloemfontein Road

White City

Shepherd Bush

W12 7Da




Leave a Reply