Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Dhamaan taageerayaasha Xisbiga Waddani iyo dadweyna reer Somaliland ee degan dalka UK waxa la ogeysiinayaa in maalinta Sabtida tariikhdua tahay 20.4.2013 6 habeenimo ilaa 2 subaxnimo ay gudida qaban-qaabada Xisbiga waddani kusoo diyaariyeen xaflad weyn oo loogu debaal-degaayo guushii xisbiga Waddani ee ka mid noqoshada xisbiyadda Somaliland ee soo baxay.
Xafladda Debaaldega waxa inoogu marti ah Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, Dr Maxamed Cabdi Gaboose iyo madax kale oo ka tirsan xisbiga Waddani.
Xafladdu waxay kadhicidoontaa magaalada London (Central London) goobta ay xafladdu kadhacayso ciwaankeedu waakan hoos kuxusan. Waxa kale oo laguu diyaariyey mada-daalo . Cinwaanka fadlan xaga hoose ka eeg.Wakhtigana hala ilaaliyo.
20th April 2013
Bilow…. 6pm Dhamaad 2.00 am
London Lancaster Hotel
Address:
LANCASTER LONDON
LANCASTER TERRACE,
LONDON
W2 2TY
Bus: 148 , 390, 94 All to Lancester Gate Station
Train : Lancaster Gate (Central Line ) is the nearest tube station
Kala soo xidhiidha wixii faah-faahin ah gudidda qaban-qaabada
Ayanle : 07415367944 Nuura : 07962357122
Amal : 07412157863 Deeqa Yusuf:
Kenadid: 07983721781 Zeinab Jicir : 07432267932
Gud. Abaabulka iyo Wacyi gelinta Nagib Maxamed Cisman:
Tell.07942884154