Ogeysiis…. Xafladda Xisbiga Waddani ee London Sabtida 20.4.13 fadlan kasoo qaybgal.

Ogeysiis            Ogeysiis                     Ogeysiis

 Lancaster London

Lancaster London

Dhamaan taageerayaasha Xisbiga Waddani iyo dadweyna reer Somaliland ee degan dalka UK waxa la ogeysiinayaa in maalinta Sabtida tariikhdua tahay 20.4.2013 6 habeenimo ilaa 2 subaxnimo ay gudida qaban-qaabada Xisbiga waddani kusoo diyaariyeen xaflad weyn oo loogu debaal-degaayo guushii xisbiga Waddani ee ka mid noqoshada xisbiyadda Somaliland ee soo baxay.

Xafladda Debaaldega waxa inoogu marti ah Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, Dr Maxamed Cabdi  Gaboose iyo madax kale oo ka tirsan xisbiga Waddani.

Xafladdu waxay kadhicidoontaa magaalada London (Central London) goobta ay xafladdu kadhacayso ciwaankeedu waakan hoos kuxusan. Waxa kale oo laguu diyaariyey mada-daalo . Cinwaanka fadlan xaga hoose ka eeg.Wakhtigana hala ilaaliyo.

20th March 2013

Bilow…. 6pm   Dhamaad  2.00 am 

London Lancaster Hotel 

Address: 

LANCASTER LONDON

 

LANCASTER TERRACE,

LONDON 

 

W2 2TY

 

Bus: 148 , 390, 94 All to Lancester Gate Station

 

Train : Lancaster Gate (Central Line ) is the nearest tube station

Kala soo xidhiidha wixii faah-faahin ah gudidda qaban-qaabada 

 

Ayanle : 07415367944  Nuura : 07962357122

Amal : 07412157863      Deeqa Yusuf: 

Kenadid: 07983721781  Zeinab Jicir : 07432267932

Gud. Abaabulka iyo Wacyi gelinta Nagib Maxamed Cisman:

 Tell.07942884154