Qaar ka Mid ah Jaaliyada Reer Cergaabo EE Wadanka UK oo Tacsi Diraaya Geeridii Marxuumada Khadiija Cigaal Bilaal

INAALILAAHI WAINAA ILEYHI RAAJICUUN
tacsi21
Dhamaan dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin ee degana wadanka UK, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dhamaan reer Cigaal Bilaal meel kasta oo ay joogaan aduunka iyo Qaraabadii ay ka geeriyootay Marxuumada Khadiija Cigaal Bilaal oo 21-04-13 ku geeriyooday magaalada Cergaabo, waxaan marxuumada ilaahay uga baryanaa in uu janatul fardoowsa ka warabiyo, samir iyo iimaana eebeheen inaga wada siiyo aamiin aamiin.
  1. Dr Yassin Maxamed Cabdi iyo Reerkiisa
  2. Eng Abdi Ahmed Abdi iyo Reerkiisa
  3. Asha Hassan Abdi
  4. Saynab Hassan Abdi
  5. Amani Maxmed Abdi
  6. Hodan Ahmed Abdi
  7. Ubah Ahmed Abdi
  8. Chairman Ururka WADANI UK Mudane Ahmed Maxmed Cali Naahi & Reerkiisa
  9. Ahmed Nuur Cumar Jabaabul
  10. Ahmed Saalax Ali Tulux
  11. Sakawe Hurun Ismaaciil
  12. Mukhtaar Ali Yusuf
  13. Hodo Ali Yusuf
  14. Koos Ali Yusuf
  15. Amina Ali Yusuf
  16. Fadumo Maxmed Caruuse
  17. Sidciyo Maxmed Caruuse
  18. Ahmed Siciid Ahmed (Qadaafi)
  19. Kayse Ahmed Faarax
  20. Maxamed Bare Ducaale & Reerkiisa
  21. Saalax Abdi Muse
  22. Maxamud Baresees
  23. Caawiye Jama Abdi Shire
  24. Kayse Siciid Ahmed (Kayse qaaro)
  25. Hamse Baaxad
  26. Mustafe Shiine
  27. Eman Maxmed Ciise
  28. Ahmed Yusuf Ahmed
  29. Cawil Ali Dacar
  30. Naasir Abdi Hurun
  31. Cabdiqaadir Mire Maxmed Nuux
  32. Siciid Maxamud Jama
  33. Maxmud Ahmed Cabdale
  34. Ahmed Maxmed Tirike
  35. Abdi Ahmed Kuutiye
  36. Cabdikarin Yassin Shiikh Dalmar
  37. Mustafe Maxamed Cabdi Cade
  38. Abdi Adan Diirye
  39. Mahomud Ibrahim Shire
  40. Cabdi Samed Cismaan
  41. Rahma Cabdi Muse
  42. Fadumo Cabdi Muse

Eng Abdi Ahmed Arab
London