Shirkii qurbajooga Isaaq ee DDSI London iyo tageeradda ay u fidiyeen Madaxweynaha DDSI.

Shiir Balaadhaa oo aay soo qaban-qaabiyeen qurba Joogta Isaaq ee Ethiopia oo loogu Magac Daray SAMA GUDOON
Ka dib marki uu wafti baladhaan oo uu hogamiinayo madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar ay ku gala bixiyey dhul weynaha aay degaan beesha Isaaq ee Ethiopia,Shirka oo ay soo buux dhaafiyeen dadweyne ka kala yimid daafaha Dalkan Ingiriiska oo ka koobnaa bulshada Qaybaheeda kale duwan.

 

Shirka oo ujeedada ugu weyn ee la isugu yimid ahayd in tageero loo muujiyo Madaxdweynaha iyo waftigii uu hogaaminaayey in lagu tageero laguna hambalyeelo dedaalka uu madaxweynahu sameeyey iyo madaxda kale ee ka tirsan Xukumadan.

Fadlan la soco warbixin iyo sawiro dheraada dhawaan.

Xamse A Salaan

London

www.salaanmedia.com/info@salaanmedia.com