INAALILAHI WAINAALILAAHI RAAJICUUN.
Saeed Axmed Salaan
Saado Axmed Salaan
Hinda Axmed Salaan
Farax Axmed Salaan
Xamse Axmed Salaan iyo Dhamaan Ilma Axmed Salaan
Nasra Xirsi Qatale
Suleekha  Sacad
Waxay dadkaas oo kala jooga Dalalka USA,Canada,London ,Saudi Arabia
Tacsi teeraanyo leh u dirayaan   Eng. Yuusuf Warsame Siciid Mayorkii Magaaladda Hargaysa.
Â
Waxaan Illaahay uga baryaynaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo,Ilaahay kitaabkiisa gacanta midig ka siiyo, Eheladii uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.
Amiin                                    Amiin                            Amiin
Â
Â
Â