Wafti uu hogaaminaayo Wasiirka A Dibada Dr Maxamed Cabdilaahi oo London soo gaadhay iyo Madaxweyne Siilaanyo oo kasoo horeeyey

Waxa xalayto Airportka Heathrow International kasoo degan wafti wasiirka arimaha Dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi uu hogaaminaayo oo ay ka mid yihiin,Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaji Cali…Waxa soo dhaweeyey madaxsare oo ka tirsan safaaradda Somaliland oo uu hogaaminaayo Cali Aadan Cawaale,Gudoomiyaha SSUK Cabdale Qaasim,Agaasimaha TV qaranka Somaliland Khadar iyo shacabkale oo Reer Somaliland ah, Waxa kale oo la ii xaqiiijiyey in Madaxweyanah Somaliland iyo Marwadiisu ay shalayto 5 galabnimo soo gadheen London.

Lasoco warkii oo dhameystiran