WAR DEG-DEGA ….LABA WIIL OO DHALINYARO SOMALI AH OO LONDON LAGU DILEY.

Waxa xalayto abaaro 12 Habeenimo lagu diley xaafadda Woolwich ee ku taala Koonfur Bari magaaladdaLondon laba wiil(Boy) oo sida aan warka ku helaayo midi dhintay ka kalena xaaladiisa aad looga deyrinaayo.

war-deg-deg-ah-160x87

Waxa sida aan warka ku helaayo la ii sheegay in nimanka diley aan weli wax war ah laga hayn lakiin Policeku ay dhamaan goobtii dilku ka dhacay xidheen,waxaana socda baadhitaan aad u xoogan oo ay ku baadi goobayaan sidii loo heli lahaa dambiilayaasha.

Wixii war ah ee kasoo kordha waxaan idinku soo sheegi warkayaga danbe.

 

Xamse Axmed Salaan

London