Safaaradda Somaliland ee UK waxay ogeysiinaysaa dadweynaha reer Somaliland in sannadkan 18 May loo xuso qaab cusub oo laga dhigi doono munaasabad ballaadhan oo maalin iyo habeen socon doonta laguna soo casuumi doono saaxiibbada Somaliland…
Ujeeddo: Magacaabis Guddiga qaabanqaabada Xafladda 18 May 2013 ee UK
Asalaamu caleykum,
Walaalayaal sida aynu la soconno waxa innagu soo fool leh 18 May oo ah maalinta qaranka Somaliland.
Haddaba Safaaradda Somaliland ee UK waxay ogeysiinaysaa dadweynaha reer Somaliland in sannadkan 18 May loo xuso qaab cusub oo laga dhigi doono munaasabad ballaadhan oo maalin iyo habeen socon doonta laguna soo casuumi doono saaxiibbada Somaliland.
Sidaa darteed waxanu halkan idinkula socodsiinayaa inaanu guddigan hoos ku xusan u magacawnay qabanqaabada agaasinka xafladda 18 May 2013.
No Magaca
1 Cali Adan Cawale – Guddoomiye
2 Cabdalla Salim – Xoghaye
3 Xariir Xirsi Adar – Agaasime
4 Amran Bile – treasury
5 Yurub Qaalib Faarax
6 Maxamed Cumar Maygaag
7 Maxamed Warsame Boos
8 Axmed Cali Maxamed Nahi
9 Amal Suleiman Diriye
10 Maxamed Jamac Koodbuur
11 Saynab Xaji Gaydh
12 Iimaan Mohamed Issa
13 Cabdulfatax Nuur Adan
14 Yasmin Abokor
15 Maxamuud Maxamed Cartan
16 Cabdiraxman Maxamed Adan
17 Anwar Maxamed
18 Adan Axmed Deria
19 Ugaas Haroon
20 Eqbal Farax
21 Roda Maxmud Ibrahim
ALLAA mahad leh,
Cali Adan Cawaale
Wakiilka Somaliland ee UK