Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Oo Hambayo U Diray Shaqalaha Somaliland Munaasibada 1-da May Ee Shaqalaha Aduunka Awgeed.

Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Oo Hambayo U Diray Shaqalaha Somaliland Munaasibada 1-da May Ee Shaqalaha Aduunka Awgeed.

April 30,2013 Hargaysa(SM) Wasiirka wasaarada Shaqada iyo arimaha Bulshada Md Maxamuud Axmed Garaad bare ayaa waxa uu hambalyo u diray Dhamaanba Shaqale waynahaiyadoo maalinta Bari ah ku beegan 1 may oo ah maalinta Shaqaalaha Aduunka .
wasiirka wasarada Shaqada iyo arimaha Bulshadu Waxa uu dhamaan shaqale waynaha U rajeeyay In ilaahay bishaa bisheed ku gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo,

Cadceednews Hargaysa