Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Siyaasi Prof. Axmed Ismaaciil Oo Ka Qayb-galay Shirweyne Ay Yeesheen Aqoonyahanada ADAL+SAWIRO.

 

Siyaasi Prof. Axmed Ismaaciil Oo Ka Qayb-galay Shirweyne Ay Yeesheen Aqoonyahanada ADAL+SAWIRO.

(SM) – Mutacalimiinta ka soo jeeda Boqortooyadii Adal oo shirweyne ku yeeshay dalka Holand islamarkaasina uu kala soo qaybgalay Siyaasiga Weyne ee ay u dheertahay Aqoontu Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, hadaba shirkani oo aad u soo jiita indhaha iyo quluubta dadka ku abtirsada Boqortooyadii ADAL ee ku kalasugan dalka gudihiisa iyodebadaba.

Shirkan oo ahaa mid lagu lafa guraayay arimo aad u muhiima oo danweyni ugu jirta dadka reer ADAL ayaa waxaa uu ahaa mid ay saxaaafadu dibada ka tahay, islamarkaasina aanan loo baahnayn in loo sheego wixii ka soo baxa shirkaasi in la ogaado, walow aanu ku daba jirno sidii aanu u heli lahayn arimaha shirkaasi oo haatani ah mid ay dadku u baahan yihiin wixii uu ku sahabsanaa iyo qodobada lagaga hadlaaayay, inta aanu idiin soo gudbin doono halkan ka daawo muuqaalo aad u qurxoon oo ah Aqoonyahadaasi.

HollandShir 13

Siyaasi Prof. Axmed Ismaaciil Oo Ka Qayb-galay Shirweyne Ay Yeesheen Aqoonyahanada Ku Abtirsada Boqortooyadii ADAL+SAWIRO.

(Cadceed) – Mutacalimiinta ka soo jeeda Boqortooyadii Adal oo shirweyne ku yeeshay dalka Holand islamarkaasina uu kala soo qaybgalay Siyaasiga Weyne ee ay u dheertahay Aqoontu Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, hadaba shirkani oo aad u soo jiita indhaha iyo quluubta dadka ku abtirsada Boqortooyadii ADAL ee ku kalasugan dalka gudihiisa iyodebadaba.

Shirkan oo ahaa mid lagu lafa guraayay arimo aad u muhiima oo danweyni ugu jirta dadka reer ADAL ayaa waxaa uu ahaa mid ay saxaaafadu dibada ka tahay, islamarkaasina aanan loo baahnayn in loo sheego wixii ka soo baxa shirkaasi in la ogaado, walow aanu ku daba jirno sidii aanu u heli lahayn arimaha shirkaasi oo haatani ah mid ay dadku u baahan yihiin wixii uu ku sahabsanaa iyo qodobada lagaga hadlaaayay, inta aanu idiin soo gudbin doono halkan ka daawo muuqaalo aad u qurxoon oo ah Aqoonyahadaasi.

HollandShir 14

HollandShir 11

HollandShir 20

Xigasho Dhemaal




Leave a Reply