Waftigii uu hogaaminayey Gudoomiyaha Xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa xalayto ka anbaxay Heatrow Airporta kuna sii jeeda Australia.

London(SM)Waftigii uu hogaminayey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ayaa xalayto ka anbaxay Heatrow Airporta isaga oo ku sii jeeda wadanka Ausraliya oo uu  kala qayb galayo Jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan wadankaas  Munasabada 18May oo si xooga loga xusayo wadankaas , gudoomiyaha ayaa waxa ku waheliya Boqashadiisa Xoghayaha Guud ee Xisbiga Axmed Aden Ismaaciil (Keyse) waxana ku sii sagootiyey Madaxda sarsare  ee xisbigauna ugu horeyey Murashaxa Jagada Madaxwayne ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen , Xoghayaha Arimaha Dibada Mudane Siciid Ucid, Xoghayaha Siyaasada Abokor iyo Garabka Haweenkaa ee Xisbiga . waxa la filayaa dhawaan in Musharaxa Madaxwaynaha Jamaal Cali Xuseen isna u ku sooucid_lom_12_1ucid_lom_12_3ucid_lom_12_2

 

UCID MEDIA/LONDON