Waa gabay la yidhaaho woohow

Molin-ok

Waa  gabay  la yidhaaho  woohow

Wukuu  soo  baxay  24 / 6 / 2000

waxa aan  salaamayaa  bulshada

soomaali laan  waxa  aan  leeyay

bisheenan  barakaysan  bisheeda  soosocota

( RAXMAANKU ) CAAFIMAAD  IYO  BARWAAQO

HAYNAGU  GAADHSIIYO

Aan  bilaabo

Waantaba  haddaan  laga  dhaxlayn

Murtidu  waayay  bay  noqone

Weedh  badan  inaan  jeediyiyo

Wararka  suugaan  ta

Ama  gabayba  woow  iyo  ka  qoro

Wheel  intii  raacda

Oon  wax  sheegba  daayaa  beryahan

Waafi  ila  hayed

 

Hayeeshee  wareegiisa  feleg

Maru  iweydaar  tay

Weriyuhu  fariin  tuu  ka  siday

Diiday  taan  wadaye

Wahsibaan  ku  jirin  ruux  lafaray

Hadalla  waa  weyne

Wakiil  kiisu  tuu  ii  bandhigay

Male  wade  ceeye

 

Qof  kastoo  waddani  yay  ku  tahay

Waa  jib  kii  sudhane

Wuxuu  yidhi  waraaqahan  akhriya

Kii  waddani  yaw,we

Wuxu  yidhi  wanaag  aad  rabtaa

Wiiqay  taladaaye

Wuxuu  yidhi  walaalaad  is  tidhi

Ururi  waax  yaaye

Wuxuu  yidhi  jacayl  baa  ku  waday

Waaya  arag  hayn

 

Lixdan  kii  anoo  kuu  walqalay

Gole  la  waa  geeray

Ee  haddana  wad  kaa  uu  galee

Wadhidu  kaa  raac  day

Wasiir  iyo  intii  baar  lamaan 

Wiilashaa  noqotay

Weerar  iyo  tabii  loola  ka  cay

Waa  ye  qurux  diiye

 

Khasab  bay  ku  wee  tayna  yeen

Boobna  loo  wacaye

Waayeel  nimay  ugu  samrayn

Sugana  waageede

 

Weel  kii  nabsay  ugu  shubeen

Qaar  washiiri  yaye

In  kastoo  waddada  uu  la  maray

Weecsin  dheer  noqotay

Inkas  tuu  warmaa  iyo  dagaal

Geesi  badan  waa  yay

Inkas  too  wanjalidiisa  ay

Daba  wiriiqay  say

Wadar  tii  ka  badan  baa  ahayd

Daaficii  wiraye

Werwer  iyo  xumaan  tii  dhacdee

Dunidu  wiirtawdo

Wanaag  baa  ku  xigabuu  na  yidhi

WEYNE  EEBBAHAYE

 

Wakhtigii  hadduu  manta  yahay

Woohow  soo  noqo  tay

Samo  lagu  wadaagiyo  ta shaad

Hadhac  u waab taane

Khilaaf  baana  weyd  iyo  rara

Were  xeradii

Keli  keli  haddaydaan  willoon

Waqal  ku  hooraaye

Haddaa  diinta  waa  ceen  sataan

Waysh  kalaan  iman

Gun  wareema  tiyo  xaasid  bay

Waabis  kood  tahaye

Xiddiggeenna  oon  walac  ahayn

Nuur  ku  weehana  yo

Weji  farax  le  maan taba  sidaa

Uma  wigloo  neene

 

Weli  shcabku  gaadh  buu  hayaa

Weyrax  baa  jira,e

Wadiiqadan  haddaan  laga  gudbayn

Wacad  ki  beenawye

Mid  kastoo  waxay  doona  yaan

Waadi  kale  raacsha

Shish  bay  wadnaa  kaga  hayaan

Sidana  waa  baye

Qawad  kii  waree  gaysiyee

Wilin  willoonaa  ya

 

Waxaad  diido  waxa  kaaga  daran

Waa  wax li,idaase

Adigoon  wadaan tada  dhigin

Badi  waraab  siiya

Halkii  aad  wax saar  dudi  lahayd

Waanadaa  furane

Walaaq  bawgu  daran  oo  cidkale

Yay  u weel  culane

Geediga  dhmmaan  teen  wadoo

Wahab  ka  tuur  yeeya

Waynna  kaa  dantteenuun  wadoo

WEYNE  KU  XIDHNAADA

 

Maxamuud  cismaan  (MOHOLIN )