Daawo Sawirada Ardayda iyo qoxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Turkiga oo soo bandhigay hidaha iyo dhaqankooda

Daawo Sawirada Ardayda iyo qoxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Turkiga oo soo bandhigay hidaha iyo dhaqankooda  
Ardayda iyo qoxootiga ku nool dalka Turkiga ee ay ka mid tahay somalida ayaa ku soo bandhigay hidaha iyo dhaqankooda ay cid walbaa caanka ku tahay.

Bandhig dhaqameedkan oo sanad walba mar lagu qabto magalada EskiÅŸehir ayaa qoomiyad walbaa dhaqankeeda fagaaraha keenta .

Hadaba somalida oo kamaida dadkaa ayaa waxay soo bandhigtaya hdaha iyo dhaqanka somalidu caanka ku tahay sida geela oo sawir laga sameeyay qalabka wax lagu isticmaalo sida dhiisha canaha, hadhuubka , fandhaalka ,xeedhada iyo wax yaalo kale oo badan iyana waxa kaloo xusid mudan goyaasha cadcad ee somalidu guntato iyo waliba funaanado lagu xardhay calanka somaliya oo aad u muuqal dheara dadkii madasha joogayna aad u soo jiitay , waxaa kaloo iyana xusid mudnaa gobta somalid qalbkooda ku soo bandhigeen oo sawirka madaxwayne xasan shiikh la sudhay .

Isku soo wada duubo somalida ayaa ah dadyowga hada aadka ugu badan dalkan turkiga oo wadan aad u taagera somalida ayna si aada u soo gasho somalidu xaga ardaynimada iyo qaabab kale oo badan somali aad u tira badana ay ku nooshahaya gobalada dalka badankiisana ay ku kala noolyihiin . ayaa qoomiyad walbaa dhaqankeeda fagaaraha keenta .

Wariye Sugulle Mohamoud Abdi
Shabakadda Salaanmedia

Istanbuul-Turkiya






















Â