Daawo video dhaqan xumada qaar ka mid ah hablaha Soomaaliyeed.

Daawadayaal maanta waxaan idin haynaa muuqaal (fool xun)) Dhacdo aad u fool xun ayaa ka dhacday Magaalada London ee caasimada wadanka Ingiriiska taasoo ay sameeyeen gabdho Soomaali ah.

Hadaba Gabdhahaan oo khamri cabsanaa ayaa weeraray wiil iyo gabar cadaan oo ku sugnaa meel takaasida laga raaco. Gabdhahaan oo gadhaayey 4  sakhraasan ayaa mirqaanku ka tusay inay garaacaan wiil iyo saxiibadiisa oo u dhashay dalka Britain oo meel wada ah taxi marayay,

Hasa yeshee ninka iyo saxiibadii laga garaacay ayaa sidoo kale la sheegay inay iyaguna cabsanayeeen balse waxaa si xun loo gaaracay gabadha oo wiilku xooga wuu isdifaacay.

Ugu danbeeyntii Cabaar ka dib waxaa goobta fowdadu ka dhacday soo gaadhay ciidamada booliiska waxayna xabsiga u taxaabeen afarta gabdhood ee Soomaalida ee cabsanaa ee fowdada iyo dagaalka sameeyay.