Dabal-Degii Ugu Balaadhnaa Ee 18 -ka May Ee Casaimada Hargeysa Oo Hada Soo Gaba-gaboobay.Daawo Sawiro

Hargeysa(SM) May18, 2013 – waxa hada si habsami ah u soo gabagabawday faladii iyo dabaal degii 18-ka may ee magalaada Hargeysa oo si aan hore loo arag u dhacday,halkaas oo ay kala qayb-galeen madaxda dawladu oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Silanyo)ayaa waxa ay kala qayb-galeen kumanaan ka mid ah dadwaynaha reer somlailand ee ku nool xafadaha kala duwan ee magaladda Hargeysa oo isugu soo biyo shubtay wadada wadnaha u ah magaalada Hargeysa ,oo uu madaxwaynuhu iyo masuuliyiinta qaranku salaan shafar kaga qaadanayeen cutubyo ka tirsan ciidmaada qaranka jamhuuriyada somaliland.