FADEEXAD DAAWO WASIIRKA ARIMAHA DIBADA SOMALILAND OO KA QEYBGALAY SHIR LAGAGA HADLAYAY GANACSIGA SOMALIYA IYO FADEEXADA KA DHALATAY WASIIRKA OO ISKA SAARAY CALANKA SOMALILAND MUDADII SHIRKU SOCDAY(SAWIRO) May 29, 2013 –

FADEEXAD DAAWO WASIIRKA ARIMAHA DIBADA SOMALILAND OO KA QEYBGALAY SHIR LAGAGA HADLAYAY GANACSIGA SOMALIYA IYO FADEEXADA KA DHALATAY WASIIRKA OO ISKA SAARAY CALANKA SOMALILAND MUDADII SHIRKU SOCDAY(SAWIRO)

May 29, 2013 –

 

KENYA(SM) Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ka qayb galayey shir looga hadlayey ganacsiga Somaliya ayaa waxa murugo ku noqatay jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Nairobi in wasiirku uu biladii Calanka  Somaliland iska saray iyada oo madaxdii Soomaaliya ay u suran yihiin calankoodii.

Wasiirka waxa Shirka kala qeyb galay  Safiirka Somaliland u fadhiya Kenya Maxamed Cabdulaahi Jaamac Sifir oo isna aan suran astaanta somaliland oo  meesha gebi ahaanba ka maqnayd.

Shir kan oo looga hadlayey ganacsiga Soomaaliya ayaa dhamaan waxa ka muqday astaanta calanka soomaaliya.

Wasiirka arrimaha Dibedda Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo aan Xirneyn Calanka Somaliland intii lagu gudo jiray Shirka iyo Safiirka Soomaaliya ee Kenya Maxamed Cali Ameriko iyo Masuuliyiintii wehelisay oo xiran Calanka Soomaaliya HOOSTA KA EEG

wasiir1

Wasiir maxamed cabdilaahi oo iska saaray astaantii calanka ee koodhkiisa ku dhagsanayd

 

 

 

HALKAN HOOSENA KA EEG WASIIRKA OO SHIRKA DABADII XIRAN CALANKA TAWXIIDKU KU XARDHAN YAHAY EE SOMALILAND

 

wasiir2

Wasiir maxamed cabdilaahi oo markii shirka laga soo baxay xidhay astaantii calanka somaliland

 

MaxamedCabdilaahiNayroobi

Wasiir maxamed cabdilaahi oo ka qudbadayna madal uu ku xardhanyahay

calanka somaliya

 

somaliland

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland “Dr” Maxamed Cabdilaahi Cumar Shacabka

reer Somaliland iyo Halka ay ka taagan yihiin Qadiyada la soo noqoshada Madax banaanida

ma waxa uu mooday mid ruux qudha uu siduu doono ka yeeli karo,mise in uu

dadka ka garaad sareeyuu is mooday?,waa suaal ka soo yeedhay mid ka mida shakhsiyaadka

ka qeyb galay shirka oo reer Somaliland ah.

 

Xigasho

Baligubadlemedia

Hargeysa Somaliland