14 / 5 / 13
== == ==
Salaam media
== == == ==
Mareegtaan sugaynee
Sahan keedu raage
Maskax lagu sameeyaay
Samahiyo wanaagaad
Sadar kaagan qurux dale
Ku sargoyn wanaagee
Salaam miidiyaw guul
.
Sumaddaa guracan iyo
Taariikhda surin madaw
Wada sirin sirqawdee
Dabool weyn la saaraad
Sabaday u dhalatiyo
Malkadeedi siinoo
Taaj u saari doontaa
Salaam miidiyaw guul
.
Sidii horeba Loo yidhi
Sixun kii usheegaa
Sixir waa ka daran yee
Wixii aan sugnayn iyo
Nabad li,i ku wii sida
Yay sallaanka kaa dhigan
Xuma loo saloo shee
Saafibaad ka noqon taa
Salaan miidiyaw guul
.
Waa la isa sirayaa
Surmo iyo xanbaariyo
Suryo qaar gantaalaa
Waabeyda sida baa
Meel kastaba sibqaayee
Feejignaan ta waa sido
Salaan miidiyaw guul guul guul
Maxamuud Cismaan Faarax ( Moholin )
|
10:47 AM (4 minutes ago)
|
|||
|
14 / 5 / 13
== == ==
Salaan media
== == == ==
Mareegtaan sugaynee
Sahan keedu raage
Maskax lagu sameeyaay
Samahiyo wanaagaad
Sadar kaagan qurux dale
Ku sargoyn wanaagee
Salaan miidiyaw guul
.
Sumaddaa guracan iyo
Taariikhda surin madaw
Wada sirin sirqawdee
Dabool weyn la saaraad
Sabaday u dhalatiyo
Malkadeedi siinoo
Taaj u saari doontaa
Salaan miidiyaw guul