Gabay loo tiriyey Salaanmedia

images (1)

14 / 5 / 13

==  ==  == 

Salaam  media

==  ==  ==  ==

Mareegtaan  sugaynee

Sahan  keedu  raage

Maskax  lagu  sameeyaay

Samahiyo  wanaagaad

Sadar  kaagan  qurux  dale

Ku  sargoyn  wanaagee

Salaam  miidiyaw  guul

.

Sumaddaa  guracan  iyo

Taariikhda  surin  madaw

Wada  sirin sirqawdee

Dabool  weyn  la saaraad

Sabaday   u dhalatiyo

Malkadeedi  siinoo

Taaj  u saari  doontaa

Salaam  miidiyaw  guul

.

Sidii  horeba  Loo  yidhi

Sixun  kii  usheegaa

Sixir  waa  ka  daran  yee

Wixii  aan  sugnayn  iyo

Nabad  li,i  ku  wii  sida

Yay  sallaanka  kaa  dhigan

Xuma  loo  saloo  shee

Saafibaad  ka  noqon  taa

Salaan  miidiyaw  guul

.

Waa  la isa   sirayaa

Surmo  iyo  xanbaariyo

Suryo  qaar  gantaalaa

Waabeyda  sida  baa

Meel  kastaba  sibqaayee

Feejignaan  ta  waa  sido

Salaan   miidiyaw  guul  guul  guul

 

Maxamuud  Cismaan  Faarax  ( Moholin  )

 
 
 
 
 
Maxamuud Cismaan Faarax
10:47 AM (4 minutes ago)

 
   
to info
 
 
 
 
 

14 / 5 / 13

==  ==  == 

Salaan  media

==  ==  ==  ==

Mareegtaan  sugaynee

Sahan  keedu  raage

Maskax  lagu  sameeyaay

Samahiyo  wanaagaad

Sadar  kaagan  qurux  dale

Ku  sargoyn  wanaagee

Salaan  miidiyaw  guul

.

Sumaddaa  guracan  iyo

Taariikhda  surin  madaw

Wada  sirin sirqawdee

Dabool  weyn  la saaraad

Sabaday   u dhalatiyo

Malkadeedi  siinoo

Taaj  u saari  doontaa

Salaan  miidiyaw  guul