Mareegta aadka u awooda badan ee GOOGLE oo maanta bogeeda hore ee waraka laga raadiyo kusoo qortay magaca Palastine,tasoo muujinaysa sida aduunku u arkaayo dhibaatada lagu hayo dalka Palastine oo ay Israil ku haysato awood ay Mareykanku ku tageerayaan,Google waxa ay shegeen in ay tageersan yihiin in Palastine lasiiyo ama noqoto dawlad iskeed u taagan,
Waa arin aad u muhiima in shacabka aduunka ku nooli arkeen in Palastine la tageero.
Lasoco warkaas oo dhameystirian.
Salaanmedia/London