Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Waxaan Hambalyo iyo Bogaadin. Kal iyo Laab ah u diraynaa walalkay NAASIR MAHAMED MAHAMOUD FIRDHIYE iyo walashay IFRAAX CALI SALAH . Oo maanta meherkoodu ka dhacay magaalada LONDON .
Waxaanu leenahay noqda reerkii aasaasa guri lagu soo hirto, kala hela ubad khyr qaba, kuna waara farxad iyo caafimaad. Aamin Aamin.
Zaki abdi bacow & xaaskiisa Fahiima abdilaahi geedi
Abdifatah ali (miig) iyo xaaskiisa Shadiya siciid
Mubaarikh site
Abdirasiiqa ali hassan (balac)
Sammo omar
Cayradus fahar
Jamaac muhuumed saleeeban
Jamac yare maxamed yusuf
Maxamed cawad Maxamed
Mukhtaar mahamed daahir
Daayib cabdi xirsi
Cabdi raxmaan rigaax mahamed
Suldaan alfanaan mustafe saaid gagaale
Guleed daahir samaatar
Cabdi daahir cabdi khalaag huruuse
Shiine xirsi bashiir xaji ibraahin
Cabdi risaaq xaji ibraahin
Cabdi salaan xaji ahmed quluunbe
Caqil Cabdi Raxmaan Maxamed Aadan Canjex
بارك الله لكما و بارك عليكما وجمع بينكما بالف خير.
Zaki Cabdi Bacaw
LONDON
UK