HAMBALYO:Tahniyad AYAAN AHMED IYO MUKHTAAR XASAN

HAMBALYO:Dhamaan shabakadda Salaanmedia iyo shaqaalaheedu waxay TAHNIYAD u dirayaan

AYAAN AHMED IYO MUKHTAAR XASAN,  Waxaan Illahay uga baryaynaa khayr iyo bash-bash iyo barwaaqo.

Amiin   AmiiN Amiin

395704_509120952483697_1317538815_n

Labaguur Mideeyoo
Ifka Gogol Wadaagoo
Guri Wada Degoow
GacalnimoHadaad
Iskutihiingayaan
GurigiinaLaguHiray
GuurkiinuRaaxiyo
Guuliyo Wanaag noqoy
GuulowAllaw
Lamaanan Gargaar
GuulowALLOW
jacaylaangudhayn
QalbigoodaGali
Guulow allow
Guri Nabadi Taaliyo
Kunagee Gabood Qudha
GuulowAllow
Ubadiyo Gurbood sii
Ruuxna Gaar ahaantii
Gooni uma tisqaadoo
kali guul ma gaadhee
Galadiyo Wanaag
ISku garabsadoo
Dira-diraha kala gura
Kala Gooya Dadad is jecel
Raaskiina Yuu Gubin
Guulow Allaw
Lamaahan Gargaar
Guulow ALLOW
jacayl aan gudhayn
Qalbigooda Gali
Guulow allow
Guri Nabadi Taaliyo
Ku nagee Gabood Qudha
Guulow Allow
Ubadiyo Gurbood……