Jaaliyada Reer Somaliland Ee Bristol Oo Hambalyeey Hibaaq Jama Oo Ku Guuleystay Golaha Degaanka Ee Magaalada Bristol/UK

Dhamanaan Masuulyiinta Halwadeenada Shabakada Caalamiga ah ee Oodweynenews  iyo guud ahaan jaaliyada reer somaliland ee ku nool magaalada Bristol ayaa hambalyo u diraya Hibaaq Jama oo ka mid noqotay xildhibaanada golaha degaanka magaalada bristol, UK. Xubnaha  halkan ka diraya hambalyada waxa ka mid ah:–

1. Asad ali
2. Abdiaziz sulub omer hashi
3. Ismail mahmed hasan
4. Abdirahman faarax abdullahi
5. Saeed A dualeh
6. Abaadir muse
7. Mahad awliyo
8. Adan muse dubad
9. Yaasiin bursade
10. Ali jama
11. Saeed abdi hirsi madadaal
12. Yusuf mahmuud ali
13. Hasan haaruun
14. Kayse ahmed cagaf
15. Ahmed carab
16. Mahmed carab
17. Sidiq mahmed saeed
18. ali dualeh
19. Ahmed nasir hirsi
20. Ali baxar.
21. Saleeban ali bile
22. Nasir abdillahi
23. Saeed mahmed yusuf
24. Mahmed suldan qani
25. Abdi ali
26. Abdiqadir ahmed jama.

 

Ugu danbeyntii waxay u rejeyeen in ilaahay xilkaas u fududeeyo.

Hibaq-Jama-cut-out-234x306