Kulan lagu sii sagootinaayey Tafarifaha guud ee Shabakadda Oodweyne news oo ka dhacay Blue Ocian London.

 London (SM)- Waxaa Casho sharafeed sii sagootin ah loogu sameeyey Hudheelka Blue-Ocean ee galbeedka magaalada London Tifatiraha Guud ee Mareegtan Oodweynenews Abdirashid Jamaac Kaahin oo maanta oo Jimce ah u ambabaxaya Somaliland.

DSCN2902

Casho sharaftaasi waxa soo abaaabulay kana soo shaqeeyay   qaar ka mid ah asxaabta iyo dhalinyarada gaar ahaan xerta blue Ocean fadhiga kuleh  ee magaalada London, kuwaas oo aan magacyadooda halkan lagusoo koobi karin laakiin kana daawan doontaan sawiradooda halkan hoose , iyo weliba muuqaal video- uu ku dhan yahay xog-waraysi dhamaan Axsaabta kale oo dhan.

DSCN2893DSCN2927DSCN2920DSCN2922DSCN2907DSCN2898DSCN2911DSCN2926DSCN2946DSCN2935DSCN2937DSCN2938DSCN2941DSCN2942DSCN2921DSCN2950DSCN2948DSCN2901

Salaanmedia.com/London