Waxa caawav12.5.13 shir balaadhan isugu yimid Xisbiga UCID,shirkaas oo ka dhacay badhtamaha magaaladda London ,Waxa kasoo qaybgalay dad aad u farabadan oo isugu jira tageerayaasha Xisbiga UCID iyo madaxda xisbiga oo uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe,Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Jamaal Cali Xuseen,Xoghayaha Xisbiga Kayse Gurey iyo qaar kale oo ka mid ah madaxda Xisbiga UCID. yio dadkale oo ka mid ah jaaliyada reer Somaliland ee degan UK
Shirkaas warkiisa iyo Sawiradiisaba lasoco dhawaan.
Xamse Axmed Salaan
London