Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mudane Saylici iyo wafti uu hogaaminaayo oo kusoo fool leh London

May 8,2013 Hargaysa(SM) Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Eng Abdiraxman Abdilaahi Ismaciil Saylici iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka kasoo kicitimay Somaliland kuna soo jeeda dalka ingiriiska si ay uga qayab qataan xuska 18 ka may ee ka dhici doona magalada London ee dalka ingiriiska.