Musharaxa Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo London soo gaadhay

Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Ucid   Jamaal Cali Xuseen oo London soo gaadhay,Waxa soo dhaweeyey dadweyne aad u badan oo isugu jirey tageerayaasha xisbiga iyo qaar ka mid ah jaaliyadda reer Somaliland ee degan UK.

jamaal

Waxa dhawaan la filayaa in ay shir ku qabtaan dalkan Ingiriiska iyo kulamo ay la yeelan doonaan jaaliyadda reer Somaliland ee UK degan dhamaantood.

Lasoco wixii kasoo kordha waan idinla socodsiin.