Muwaadin ka qayb qaado oo saxeex Petitionka dadka reer Somaliland u gudbiyeen dawlada Maraykanka

images
Muwaadin ka qayb qaado oo saxeex Petitionka dadka reer Somaliland u gudbiyeen dawlada Maraykanka kaas ooo lagu qoray Mareegta Aqalka Cad ee Maraykanka lana rabo in 100, 000 00 qof saxeexaan

Hargeysa Si aad u saxeexdo Petitionka Dadka reer Somaliland u gudbiyeen Dawlada Maraykanka (kaasi oo lagu qoray Websiteka Aqalka Cad) oo ah in aqoonsi laga helo Dawlada Maraykanka, si uu meel maro codsigaasi, waxa loo baahan yahay inay petitionkan saxeexaan ugu yaraan boqol kun oo qof.

Marka ugu horaysa booqo linkagan https://petitions.whitehouse.gov/petition/support-22nd-years-peace-democracy-progress-somaliland-lacking-any-international-help/7PTHGJjt

Ka dib dhinaca sare websiteka ee midigtaada, halka ay ku qoran tahay Create Account ayaan click graynaysaa ka dib waxa kuu soo baxaya, page aad ku qorayso magacaaaga iyo emailkaa iyo Zip code oo ah 252 (kolba wadanka aad joogto geli furaha telkiisa). Ka dib emailkaaga aad gelisay ayuu kuugu soo dirayaa markaaba passwordkaada, ka furo emailkaaga oo soo copy garee passpworkaas, kuna noqo websitekii hore oo Log in click garee dhinac midigta isla halkii hore agteeda, ka dibe geli emialkaaga iyo passworkaaga, wuxuu kuu soo saarayaa petitionkii oo halka hoose uu leeyahay Sign the petition oo green ah, ka dibna click garee, waxad arki tiradii oo isbadashay.

Hadii aad leedahay emails badan, waad dhamaantood waad isticmaali kartaa si aan tiro badan u helno oo saxeexayaala.

Support the 22nd years of peace democracy & progress in Somaliland lacking any international help |.

petitions.whitehouse.gov

In January 1991, the civil war ended in the northern part of the former democratic Republic of Somalia, after reconciliation among the different clans within the regions in the area, they agreed in may of 1991 through democratic methods to form the re