Waxa dhamaan la ogaysiinayaa jaaliyada Somaliland ee magaalada Bristol uk inay imanayaan wefti balaadha oo uu hagaaminayo musharaxa Madaxweynimada ee xisbiga qaranka ee NEW UCID MUDANE JAMAAL CALI XUSEEN iyo gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe. xoghayaha guud ee xisbiga ucid axmed kayse noo ay la kulmidoono jaaliyada reer bristol uk musharaxa jamal cali xuseen waxa uu jaaliyada uga warbixindonaa xaalada guud ee uu kusaganyahay dalka jamhuuriyada somaliland. waxa kale oo uu kawarbixindonaa guulahii ay kasoo hoyeen dorashoyinkii golaha degaanka ee qabsomay 28 /011/2012 iyo waliba siyaadasa xisbiga UCID iyo waxa uu doonayo in xisbigaasi uu dalka ku hogaamiyo hadii uu ku guulaysto doorashooyinka so socda. hadaba kulankaasi waxa uu kadhacayaa xarunta uu ciwaankeeddu yahay sidan hoos ku qoran.
BRISTOL HOTEL PRINCES STREET BRISTOL BS1 4QF.
WAKHTIGU WAA MAALINTA AXADA 12/05/2013 6PM_ MIDNIGHT
waxii intaasi dheerna waxad kala xidhiidhi kartaa gudida qabanqaabada xaflada magaalada bristol uk
1: cabdilaahi mahabe; 0753510902.
2: mustafe suldan . 07428715517
3:fadxiya axmed yare. 07897832676
4: maxamed kanadiid, 07415655574
5: nimco cabd farax, 07903008902
ABDI BARUD [ CABDI XARAGO] BRISTOL UK.