OGAYSIIS JAALIYADA SOMALILAND EE BRISTOL UK OO UU LAKULMIDONO MUSHARAXA MADAXWEYNAHA XISBIGA UCID JAMAL CALI XUSEEN.

ucid

 Waxa  dhamaan   la ogaysiinayaa  jaaliyada  Somaliland  ee  magaalada  Bristol  uk   inay  imanayaan   wefti  balaadha  oo uu  hagaaminayo musharaxa  Madaxweynimada  ee   xisbiga    qaranka  ee    NEW UCID  MUDANE     JAMAAL    CALI   XUSEEN  iyo   gudoomiyaha   xisbiga  ucid   eng faysal   cali  waraabe.  xoghayaha  guud ee xisbiga  ucid axmed  kayse   noo  ay  la kulmidoono  jaaliyada  reer  bristol uk  musharaxa  jamal  cali  xuseen  waxa  uu  jaaliyada   uga  warbixindonaa  xaalada  guud  ee   uu kusaganyahay  dalka  jamhuuriyada   somaliland.  waxa  kale  oo   uu  kawarbixindonaa  guulahii  ay  kasoo  hoyeen  dorashoyinkii  golaha  degaanka  ee  qabsomay 28 /011/2012   iyo  waliba  siyaadasa   xisbiga   UCID  iyo  waxa  uu  doonayo  in xisbigaasi  uu   dalka  ku hogaamiyo  hadii  uu  ku guulaysto  doorashooyinka   so socda.   hadaba   kulankaasi  waxa  uu kadhacayaa   xarunta  uu  ciwaankeeddu  yahay  sidan  hoos  ku qoran.
 
BRISTOL   HOTEL   PRINCES   STREET   BRISTOL   BS1  4QF.
              WAKHTIGU  WAA   MAALINTA   AXADA     12/05/2013    6PM_  MIDNIGHT
        
                            waxii  intaasi  dheerna  waxad  kala    xidhiidhi kartaa   gudida  qabanqaabada    xaflada    magaalada  bristol    uk
 
1:  cabdilaahi  mahabe;    0753510902.
2: mustafe suldan    .     07428715517
3:fadxiya   axmed  yare.  07897832676
4:     maxamed kanadiid,    07415655574                  
5:  nimco  cabd  farax,    07903008902
         
                               ABDI    BARUD       [  CABDI  XARAGO]     BRISTOL    UK.