Ogeysiis Dhamaan beesha Ciidagale ee ku dhaqan UK

71038_119589734728216_7923667_n

Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa Beesha Ciidagale  ee ku Dhaqan Uk in ay ka soo qayb galaan Shirwaynihii BARKHADLE oo ay Beeshu ku qabsan doonto Magaalada London Carriga Ingiriiska.

Halkaas oo ay beeshu kaga tashan doonto danaha beesha guuda ahaan.

 

Waxaana lagu gorfayn doona shirkaas sidii ay Beeshu uga wada shaqayn lahayd , Horumarinta Deegaanada ay Beeshu degto, Dalka Somaliland guud ahaan iyo sidii kor loogu qaadi lahaa adeegyada aasaaSiga ah sida caafimaadka ,waxbarashada, biyaha,deegaanka iyo waddooyinka.

 

Markaas waxaa laga codsanayaa cid kasta oo beesha ka mid ah gudo iyo debed in ay ka soo qayb galaan shirkaas oo aan loo kala maqnaan, khaasatan odayaasha ,dhallinyarada iyo haweenka beesha dhalasho iyo dhaxdinba.

 

TAARIIKHDA: 8/6/2013

 
SAACADDA :4 Pm   ilaa 8 Pm
 
Goobta :The Beacon, Scott Crescent, 
Rayners Lane
HARROW
LONDON
HA2 0TY
fadlan ha la dhawro wakhtiga hana laga soo horreeyo si shirku xilligiisa u bilaabmo.

Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh
Abokor Naxamed Shukri

GUDDOOMIYAHA BEESHA CIIDAGALE  EE UK

MOBILE: O7958045250

EMAIL: abokor100@hotmail.com

DEEQ CABDI DIGALE

GUDDOOMIYAHA URURKA GAAROODI

MOBILE: 07946819571

EMAIL: digale53@hotmail.com