Shir taageero Loogu Raadinayo Jamuriyada Somaliland si ay Ictaaraaf Buuxa caalamka uga hesho ayaa lagu qabanayaa Xarunta Barlemanka Dalka Belguimka ee Brussels Hadaba Dadka Jecel Horumarka Somalilnd waxaan ku dhiiri Galinaynaa inay ka soo qayb galaan.
Shirkaas oo aad u muhiima kana dhici doona Guriga Barlamaanka Yurub kasoo qaybgala.
Waxa uu dhici doonaa maalinta Jimcaha 17.5.13…Subaxnimo
Waxa sidasoo kale habeenka Sabtida 18.5.13 lagu qaban donaa xaflad aad u qurux badan oo loogu dabaal degaayo 22 guurada kasoo wareegtay Somaliland marki lagu dhawaaqay,Waxa marti inoogu ah fanaaniin uu hogaaminaayo fanaanka aadka loo jecel yahay ee Yusuf Dheere.
Wixii macluumaad ah fadlan lasoo xidhiidh.
Xidhiidhiyaha Shirka Mohamud Adan tell: Belguimka ee Brussels 0032494981467, 00484308087
London laxidhiidh Abdulqadir Saeed Adan tel: 07538989558
Sacad Mohamed Qowdhan tell: 07904755963