OGEYSIIS .OGEYSIIS .OGEYSIIS: QOF KASTA OO SOMALILANDER AHI , WAA INUU AKHRIYAA QORAALKAN .

OGEYSIIS .OGEYSIIS .OGEYSIIS: QOF KASTA OO SOMALILANDER AHI , WAA INUU AKHRIYAA QORAALKAN .

calimaxamedbiixi

OGEYSIIS. OGEYSIIS / OGEYSIIS . QOF KASTA OO SOMALILANDER AHI , WAA INUU AKHRIYAA QORAALKAN .

QOFKASTA OO SOMALILANDER AHHI , WAA INUU QORAALKAN AKHRIYAA .

QOF KASTA OO SOMALILANDER AH , WAXA KU WAAJIBA INUU QORAALKAN AKHRIYO . GACANNA KA GEYSTO MEEL KASTA DUNIDA HA KA JOOGEE .
Waa in qof kasta oo somalilander ahina , ka qayb qaato , sidii ICTIRAAF dalkeenu u heli lahaa .
Waa in qof kasta oo wax qori kara waxna akhriyi karaa , EMAIL na lihi , waa inuu OLOLAHAN nagala  qayb qaato .
Waxaynu wada ognahey in aduunku DHABARKA inoo soo jeediyay  oo ina dhegeysan waayay  ( ina ICTIRAAFI ) waayayna .
Madaxdeenuna ay garan la yihiin , sidii ay aduunka ICTIRAAF nooga keeni lahaayeen , QAD yadeenana uga dhaadhicin lahaayeen ( GOONI ISU TAAGEENNA – ICTIRAAFKA) .
HADABA WAA INAYNU DHAMAANTEEN ADUUNKA WADA GAADH SIINO QADYADEENNA OO KULIGEE KA WADA QAYB QAADANNO ?????
Hadaba siday arintaasu u suurto gelaysaa ????
JAWAABTU WAY FUDUDAHAY .
Waa inaynu EMAIL EMAIL EMAIL u dirnaa  madaxda aduunka oo dhan .
Waa inaynu MADAXWAYNE kasta oo dal kataliya 
iyo MADAXWAYNE KU XIGEEN KASTA
 + IYO WASIIR ARIMA DIBEDEED KASTA EE DAL KASTAA LEEYAHAY +
 IYO BAARLAMAANADA DAWLADAHA WAAWAYN OO DHAN , 
iyo ururada caalamiga ah oo dhan , sida UN – EU- AU- IGAD – AL…….
WAA INAYNU EMAIL EMAIL EMAIL U DIRNAA .
Waa inaynu aduunka oo dhan gilgilnaa .
Waa in aduunka oo dhami warkeena maqla iyo qadyadeenna.
Waa inaynu arintan u tafo xaydanaa .
Waa in aynu MAALIN kasta 100,000 oo EMAIL dirnaa ( QOF KASTAABA WAA INUU 5 EMAIL DIRAA MAALIN KASTA , MUDDO 6 BILOOD AH .
Ilaa iyo inta cid kastaaba odhanayso , waanu helay EMAIL kiinii , waanu AKHRINAY , waanu fahanayna UJEEDADIINA , waanan EEGI doonaa QADYADIINA , waxna waanu ka QABAN doonaa .
Dhamaan teen waa inaynu XIL iyo MAS UULIYAD iska saarnaa .
Waa inaynu arintan FULINAA .
Qof kasta oo somalilander ahi , WAA  INUU ICTIRAAF RAADINTAN ka qayb galaa ( OLOLAHAN ) 
Hadaba waa inaad EMAIL EMAIL EMAIL ladan sidan u kala horeysiisaa , iyo DALALKA LOO DIRAAYO .
INITED NATIONS general secretary 
security council member (15 country)  1-United state 2- Uk 3-France 4-Rusia 5- China 
6-Argentina 7-Azerbaijan 8-Australia 9-Guatemala 10-Luxemburg 11- Morocco 
12-Pakistan 13-Public of Korea 14-Rwanda 15-Togo
Dalalka aynu iminka awoodda saareynaana , waxa weeye .
1-TURKIGA 2- INGIRIISKA  3-IMAARAAD KA CARABTA UAE 4-QATAR 5-USA
QORAALADANNA waa inaad raacisaa : why somaliland does not recognise ? oo aad ka soo DOWNLOAD garaysataa , website ka SOMALILANDFUTURE . wixii aad RESEARCH ah ee aad ku dari kartona kasii fiican .
ARINTAN GUDDI IYO URURANA waa in loo sameeyo .
WAA IN CILMI BAADHIS WAYN LAGU SAMEEYO . AQOON YAHANADA – GARYAQAANNO – DIPLOOMAASIYIIN iyo cid kastaba , waa inaan loo kala hadhin .
WAA INAYNU QADYADEENA  (GOONI ISUTAAGA SOMALILAND — ICTIRAAF DOONKEENNA — IYO TAARIIKH DEENA BA —- IYO WAXA NAGU KELIFAYBA ..
WAA INAYNU DHAMAAN TEEN OLOLAHAN LAGA WADA QAYB QAATO .
WAA INAYNU VIDEO YADII BURBURKII SOMALILAND (HARGEYSA – BURCO-BERBERA IYO IYO IYO +++++ ) MEEL KATA U DIRNA .
Waxaad wada ogaataan aduunku QADYADEENA iyo waxa aunu doonayno iyo wixii nagu dhacayba WAMA WAR HAYO .
EE AYNU ADUUNKA WARKEENA WADA GAADHSIINNO .
HADDUU ILAAWAYNA AYNU XASUUSINNO .
MAANTA QOF KASTAW BA WAA KUGU KAALIN TAADA .
ALLAA MAHAD LEH            WABIL LAAHI ALTAWFIIQ 
CALI MAXAMED BIIXI              caliwwelli@hotmail.co.uk